Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii saddexaad, markuu waagii beryay, waxaa dhacay onkod iyo hillaac, oo daruur qaro weyn baa buurtii soo dul joogsatay, oo waxaa yeedhay buun codkiisu aad iyo aad u weyn yahay, kolkaasay dadkii xerada ku jiray oo dhammu wada gariireen.

Baxniintii 19

Baxniintii 19:12-25