Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu soddoggiis u sheegay kulli wixii Rabbigu ku sameeyey Fircoon iyo Masriyiintii oo uu ugu sameeyey reer binu Israa'iil aawadood, iyo wixii dhib iyaga ku dhacay oo dhan intay soo socdeen, iyo sidii Rabbigu uga samatabbixiyey.

Baxniintii 18

Baxniintii 18:6-11