Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu reer binu Israa'iil oo dhan ka doortay rag karti leh, oo wuxuu ka dhigay madaxdii dadka, oo ah kuwo kun kun u taliya, iyo kuwo boqol boqol u taliya, iyo kuwo konton konton u taliya, iyo kuwo toban toban u taliya.

Baxniintii 18

Baxniintii 18:20-27