Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Muuse soddoggiis markuu arkay wixii uu dadkii ku sameeyey oo dhan ayuu yidhi, Waa maxay waxan aad dadka ku samaynaysaa? Oo maxaad keligaa u fadhidaa, dadka oo dhammuna kuu ag taagan yahay subaxda ilaa makhribka?

Baxniintii 18

Baxniintii 18:4-16