Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 18:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wadaadkii Midyaan oo Yetroo ahaa, Muusena soddog u ahaa, ayaa wuxuu maqlay kulli wixii Rabbigu u sameeyey Muuse iyo dadkiisa reer binu Israa'iil, iyo sidii Rabbigu reer binu Israa'iil uga soo bixiyey dalkii Masar.

Baxniintii 18

Baxniintii 18:1-8