Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil waxay maannadii cunayeen afartan sannadood, ilaa ay yimaadeen dhul la deggan yahay. Waxay cuni jireen maannadii ilaa ay yimaadeen dalkii reer Kancaan xadkiisii.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:25-36