Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu yidhi, Waxanu waa wixii Rabbigu idinku amray, oo wuxuu yidhi, Comer muggiis ha loo dhigo farcankiinna dambe, inay arkaan kibistii aan idinku masruufi jiray markaad cidlada joogteen oo aan dalkii Masar idinka soo bixiyey.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:27-36