Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Rabbigu wuxuu idin siiyey sabtida, oo sidaas daraaddeed buu isagu maalintii lixaad idiin siiyey kibis laba maalmood idinku filan; haddaba nin kasta oo idinka mid ahu meeshiisa ha joogo, oo maalinta toddobaad ninna yuusan meeshiisa ka bixin.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:23-36