Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee Muuse ma ay dhegaysan, laakiinse qaarkood baa wax ka reebay ilaa subaxdii, kolkaasaa dirxi galay, oo ay urtay. Markaasaa Muusena iyagii u cadhooday.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:14-27