Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waan maqlay gunuuskii reer binu Israa'iil; haddaba la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Makhribka waxaad cuni doontaan hilib, subaxdana waxaad ka dhergi doontaan kibis; oo waad ogaan doontaan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:5-17