Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 16:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay ka ambabbexeen Eelim, oo shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay yimaadeen cidlada Siin la yidhaahdo, taasoo u dhaxaysa Eelim iyo Siinay, waxayna ahayd bishii labaad, maalinteedii shan iyo tobnaad, taasoo ka dambaysay baxniintii ay Masar ka soo bexeen.

Baxniintii 16

Baxniintii 16:1-6