Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cadowgii wuxuu yidhi, Anigu waan eryan doonaa, anigu waan gaadhi doonaa, boolida waan kala qaybin doonaa. Oo damacaygu waa ka dhergi doonaa iyaga; Oo seeftaydaan galka kala bixi doonaa, gacantayduna way baabbi'in doontaa iyaga.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:6-14