Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay yimaadeen meel la yidhaahdo Eelim, oo meeshaas waxaa ku yiil laba iyo toban ilood oo biyo ah, iyo toddobaatan geed oo timir ah, oo halkaasay degeen biyaha agtooda.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:18-27