Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu Rabbiga u qayshaday, oo Rabbigu wuxuu tusay geed, geedkiina wuu ku dhex tuuray biyihii, markaasaa biyihii macaan noqdeen. Oo meeshaas buu wuxuu ugu sameeyey qaynuun iyo amar, oo meeshaas buu ku tijaabiyey iyagii;

Baxniintii 15

Baxniintii 15:23-26