Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii ay yimaadeen Maaraah, way cabbi kari waayeen biyihii Maaraah, waayo, way qadhaadhaayeen, oo sidaas daraaddeed magaceedii waxaa loo bixiyey Maaraah.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:21-24