Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Fircoon fardihiisii waxay baddii la galeen gaadhifardoodkiisii, iyo fardooleydiisii, oo Rabbigu biyihii badda ayuu dushooda ku soo celiyey; laakiinse reer binu Israa'iil waxay ku socdeen dhul engegan oo badda dhexdeeda ah.

Baxniintii 15

Baxniintii 15:14-25