Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kuu noqon doontaa calaamo gacantaada saaran, iyo xusuus indhahaaga u dhaxaysa, in Rabbiga sharcigiisu afkaaga ku jiro; waayo, Rabbigu gacan xoog leh buu kaaga soo bixiyey dalkii Masar.

Baxniintii 13

Baxniintii 13:6-19