Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 13:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kibis aan khamiir lahayn waa in la cunaa toddobada maalmood oo dhan; oo waa inaan lagugu arag kibis khamiirsan, ama waa inaan xataa lagugu arag khamiir, tan iyo xudduudkaaga oo dhan.

Baxniintii 13

Baxniintii 13:2-12