Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha cunina isagoo ceedhiin ama biyo lagu kariyey, laakiin waxaad cuntaan isagoo dab lagu dubay, oo qaba madaxiisa iyo mijihiisa iyo waxa gudihiisa ku jira qaba.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:1-12