Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo haddii qoys uusan wada qaadan karin wan, de markaas waa in isaga iyo deriskiisa oo ah kan qoyskiisa ku xiga ay mid wada qaataan oo ay u qaybsadaan sida tirada dadku tahay; nin walba sida cuntadiisu tahay waa inaad u tirisaan kalaqaybinta wanka.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:1-12