Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cajiinkii ay Masar kala yimaadeen ayay ka dubteen kibis aan khamiir lahayn, waayo, ma ay khamiirin; maxaa yeelay, dalkii Masar degdeg bay kaga soo bexeen, oo ma aanay sii joogi karin, mana ay diyaarsan sahay.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:32-49