Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad qaadataan xidhmo geed husob ah, oo waxaad dartaan dhiigga ku jira xeedhada, oo albaabka fayaaraddiisa sare iyo labada dhinac oo fayaaradda ah ku taabsiiya dhiiga ku jira xeedhada; oo midkiinna ilaa waagu ka beryo yuusan albaabka gurigiisa dibadda uga bixin.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:14-32