Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Toddoba maalmood waa inaan guryihiinna khamiir laga helin; waayo, ku alla kii wax khamiir leh cuna, qofkaas waa laga gooyn doonaa shirka reer binu Israa'iil, hadduu yahay qariib iyo hadduu waddanka ku dhex dhashayba.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:11-27