Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidan waa inaad u cuntaan, idinkoo guntan, oo kabihiinnu cagaha idiinku jiraan, ushiinnuna gacanta idiinku jirto; oo waa inaad degdeg u cuntaan; waayo, waa Rabbiga Kormariddiisa.

Baxniintii 12

Baxniintii 12:7-15