Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 11:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadaadan oo dhammu anigay ii iman doonaan, oo anigay ii sujuudi doonaan, iyagoo leh, Iska bax, adiga iyo dadka kula socda oo dhammuba; oo markaas dabadeed ayaan bixi doonaa. Oo wuxuu Fircoon kaga tegey cadho aad u kulul.

Baxniintii 11

Baxniintii 11:7-10