Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna Masriyiintii ayuu dadkii raalli uga dhigay. Oo weliba ninkii Muuse ahaa wuxuu dalka Masar ku ahaa mid aad u weyn xagga Fircoon addoommadiisa iyo xagga dadkaba.

Baxniintii 11

Baxniintii 11:1-5