Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waa bateen, oo aad bay u kordheen, wayna tarmeen, oo aad iyo aad u xoogaysteen; dhulkiina way buuxiyeen.

Baxniintii 1

Baxniintii 1:2-14