Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa umulisooyinkii waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Maxaa yeelay, naagaha Cibraaniyaduhu la mid ma aha naagaha Masriga, oo waa ka dhaqso badan yihiin, oo intii aan umulisooyinku u iman bay umulaan.

Baxniintii 1

Baxniintii 1:12-22