Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 5:20-22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Haddaba bal maxaad weligaaba noo illowdaa, Oo maxaad wakhti dheer noo dayrisaa?

21. Rabbiyow, xaggaaga noo soo celi, oo waannu soo noqon doonnaa. Maalmahayagana sida kuwii hore oo kale nooga dhig.

22. Laakiinse dhammaantayoba waad na diidday. Oo aad baad noogu cadhootay.