Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Siyoon ee qaaliga ahaa oo dahabka saafiga ah la mid ahaa Sidee baa loogu tiriyey dheryo dhoobo ah oo uu dheryasameeyuhu gacmaha ku sameeyey oo kale!

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:1-5