Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaannu waxtarla'aan caawimaad u fiirinaynay ayaa indhihii na daaleen. Quruuntii aannu fiirinaynay waxay ahayd quruun aan na badbaadin karin.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:10-21