Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagihii raxiimka ahaa gacmahoodii waxay kariyeen carruurtoodii, Oo waxay iyagu u noqdeen cuntadoodii markii la baabbi'iyey dadkayga.

Baroorashadii Yeremyaah 4

Baroorashadii Yeremyaah 4:1-11