Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 3:56 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Codkaygii waad maqashay, bal dhegtaada ha ka xidhin neefsashadayda iyo baryadayda.

Baroorashadii Yeremyaah 3

Baroorashadii Yeremyaah 3:46-65