Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 3:34-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

34. In maxaabiista dunida oo dhan cagaha hoostooda lagu burburiyo,

35. Iyo in dadka xaqiisa laga leexiyo Ilaaha sare hortiisa,

36. Iyo in nin gartiisa laga qalloociyo, Sayidku raalli kama aha.

37. Waa kee kan wax odhanaya oo ay noqdaan, Sayidkoo aan amrin?