Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yar iyo weyn baa dhulkay jiifaan jidadka dhexdooda, Hablahaygii iyo barbaarradaydiiba seef baa lagu laayay. Waxaad iyaga laysay maalintii cadhadaada, waad gowracday oo uma aad tudhin.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:17-21