Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxa ag mara oo dhammu way kugu sacbiyaan, Wayna ku foodhyaan oo ay madaxa ku lulaan magaalada Yeruusaalem, oo waxay isku yidhaahdaan, Tanu ma magaaladii la odhan jiray Kaamilnimada quruxda iyo farxadda dunida oo dhan baa?

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:8-20