Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Magaalada Yeruusaalemay, maxaan kuu maragfuraa? Maxaanse kuu ekaysiiyaa? Magaalada Siyoonay, bal maxaan kaala mid dhigaa si aan kuugu qalbi qabowjiyo? Waayo, jabkaagu wuxuu u weyn yahay sida badda oo kale. Bal yaa ku bogsiin kara?

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:11-21