Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cadowgu wuxuu gacanta ku fidiyey waxyaalaheedii wanaagsan oo dhan, Waayo, iyadu way aragtay in quruumihii ay meesheedii quduuska ahayd galeen, Kuwaasoo aad amartay inayan ururkaaga gelin.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:8-13