Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 7:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal maxaad xadgudubkayga iiga saamaxi weyday? Oo dembigaygana maxaad iiga fogayn weyday? Waayo, haatan ciiddaan ku dhex jiifsan doonaa, Aad baadna ii doondooni doontaa, laakiinse siima aan jiri doono.

Ayuub 7

Ayuub 7:15-21