Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 6:6-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Wixii aan dhadhan lahayn miyaa cusbola'aan la cuni karaa? Ukunta xabkeeduse miyuu dhadhan leeyahay?

7. Naftaydu way diidaa inay taabato, Waxay ii yihiin sida cunto la naco oo kale.

8. Hahe bal maan helo waxa aan u baryootamo, Oo Ilaah bal muu i siiyo waxa aan u xiisoodo!

9. Oo xataa Ilaah bal muu iska jeclaado inuu i burburiyo, Oo bal muu gacantiisa iga sii daayo oo i baabbi'iyo!