Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 6:28-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

28. Haddaba raalli ahaada oo bal i fiiriya, Waayo, sida runta ah been idiin sheegi maayo.

29. Haddaba waan idin baryayaaye iska noqda, yaan caddaaladla'aanu dhicin, Ee mar kale iska noqda, waayo, xaalkaygu waa xaq.