Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 6:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Ayuub jawaabay oo wuxuu yidhi,

2. Hahe haddii dhibkayga la miisaami lahaa, Oo masiibadayda kafado la wada saari lahaa!

3. Wuu ka sii cuslaan lahaa cammuudda badaha, Sidaas daraaddeed hadalkaygii degdeg buu noqday.