Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 42:16-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Oo wakhtigaas dabadeed Ayuub wuxuu noolaa boqol iyo afartan sannadood, oo wuxuu arkay wiilashiisii, iyo wiilashiisa wiilashoodiiba, tan iyo intii afar fac ah.

17. Markaasaa Ayuub dhintay isagoo duq ah oo cimri weyn.