Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intee ka sii badan buu eedeeyaa kuwa guryaha dhoobada ah deggan, Oo aasaaskoodii boodhka ku jiro, Oo sida balanbaallis u burbura!

Ayuub 4

Ayuub 4:14-20