Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 38:38-40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

38. Markii boodhku taallooyin noqdo, Oo ciidduna ay isku dhegto?

39. Miyaad karaysaa inaad gool libaax u ugaadhid? Miyaadse dhal libaax dherjin kartaa,

40. Markay boholahooda ku dhex dhuuntaan, Oo ay hogga u joogaan inay wax gaadaan?