Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 35:14-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. In kastoo aad tidhaahdaa, Isaga ma arko, Dacwadii isagay hor taal, oo adna waa inaad isaga sugtaa.

15. Laakiinse haatan, isagu cadhadiisii kuma uu soo booqan, Oo xumaantana si weyn ugama uu fikiro;