Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 34:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ma saasaad ku odhan lahayd kan aan amiirrada u eexan, Ama aan taajirka uga roonayn kan miskiinka ah? Waayo, iyagu dhammaantood waa shuqulkii gacmihiisu sameeyeen.

Ayuub 34

Ayuub 34:13-28