Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 33:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu Ilaah buu baryaa, oo isna raalli buu ka noqdaa, Sidaas daraaddeed wejigiisa farxad buu ku arkaa; Oo wuxuu dadka u soo celiyaa xaqnimadiisa.

Ayuub 33

Ayuub 33:22-30