Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 32:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliihuu ina Barakeel oo ahaa reer Buus ayaa jawaabay oo wuxuu yidhi, Anigu waxaan ahay nin dhallinyar, idinkuse odayaal baad tihiin, Sidaas daraaddeed ayaan dib isugu celiyey, oo aan ugu dhici waayay inaan ra'yigayga idiin caddeeyo.

Ayuub 32

Ayuub 32:1-12