Kitaabka Quduuska Ah

Ayuub 31:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii tallaabadaydu jidka gees uga leexatay, Oo qalbigaygu uu indhahayga raacay, Iyo haddii ay bar ceeb ahu gacmahayga ku dhegtay,

Ayuub 31

Ayuub 31:1-12